Maamulka Dekadda Saint Paul waxa ay ku guda jiraan codsiga deeqda Nadiifinta EPA Brownfield . Haddii la bixiyo, lacagaha waxaa loo isticmaali doonaa in lagu nadiifiyo wasakhda laga helo goobtii hore ee Kooras Golf ee Hillcrest ee Saint Paul. Deganeyaasha aagga waxaa lagu martiqaaday inay dib u eegaan agabka, ka soo qaybgalaan shirarka dadweynaha, iyo/ama la wadaagaan jawaab celinta Maamulka Dekedda Saint Paul.

Eeg agabka deeqda EPA

Turjumaada Ayaa La Heli Karaa Marka La Codsado

 

Kulanka Bulshada

Haddii aad ka baaqatay kulankayagii dadweynaha, waa la arki karaa hoos.