Hadda ma jirto meel bannaan oo lagu kireeyo mid ka mid ah dekedaha Saint Paul laakiin waxaa jiri karta fursad ay shirkaduhu boos uga kireeyaan mid ka mid ah kiraystayaashayada hadda jira.

Fadlan kala xidhiidh Kathryn Sarnecki 651-204-6221 ama [email protected] wixii faahfaahin ah.