Anagoo ah wakaalad horumarinta dhaqaalaha oo ay ka go'an tahay kobaca warshadaha fudud ee Saint Paul, hadafkeenu waa inaan ku xidhno dadka degan Saint Paul shaqooyinka 21ka xarumood ee ganacsiga. Hoos waxaa ku taxan boosaska hadda la heli karo.

Fadlan ogow: Maamulka Dekadda Saint Paul wax saameyn ah kuma laha habka shaqaaleysiinta maadaama ay kuwani yihiin ganacsiyo madax banaan. Riix halkan si aad wax badan uga ogaato xidhiidhka ka dhexeeya ganacsiyada maxaliga ah iyo Xarumaha Ganacsiga Maamulka Dekedda ee Saint Paul.

Maareeyayaasha HR

Wax shaqo ah oo la soo dhejiyay ma jirto wakhtigan. Fadlan dib u eeg taariikh dambe