Maamulka Dekedda ee Saint Paul waa wakaalad horumarinta dhaqaalaha oo balaadhisa saldhiga cashuuraha ee magaalada, una adeegta sidii marin lagu helo fursado shaqo oo tayo leh, horumar waara oo loo siman yahay, una dooda ganacsiga wabiyada.