Lacag dhan 4.1 Milyan oo Doollar oo ka timid Dowladda Federaalka kuna socota Dekedda Saint Paul
Maamulka Dekadda Saint Paul waxa ay heli doonaan $4.14 milyan oo deeq ah Barnaamijka Horumarinta Kaabayaasha dhaqaalaha ee Maamulka Badda. Lacagaha ayaa loo isticmaali doonaa in si buuxda dib loogu dayactiro gidaarka soo xidha ee ku yaala […]