Maamulka Dekadda ayaa uga mahadcelinaya Paul Williams adeeggiisa Guddiga Komishanka
Maanta, Gudomiye Paul Williams waxa uu ka qayb galayaa kulankiisii ugu dambeeyay ee Gudiga isaga oo ah Gudoomiyaha Maamulka Dekadda ee Saint Paul waxa uuna mudan yahay mahadnaq weyn lixdii sano ee uu soo shaqeeyay […]